Call us: +252-05-822095

News

Degmada Bareedo oo ku guulaysatay kediskii bisha Ramadaan ee xalay lasoo gunaanaday

Tartan aqooneedka kediska bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ku baratamaan degmooyinka Puntland ayaa xalay lasoo afmeeray waxana wareeggii kama dambaysta isugu soo haray degmooyinka………..

20 Jun 2019

Tartan Aqooneedka kediska bisha Ramadaan oo ay maalgaliso shirkadda Golis oo la daahfuray

Kulan kooban oo xalay lagu qabtay Xarunta warbaahinta SBC ee Boosaaso ayaa si rasmi ah loogu daahfuray tartanka Degmooyinka Puntland ee Kediska Ramadaanka oo ay sannad walba qabato……………..

07 May 2019

Shirkadda Golis oo qayb muhiim ah ka qaadatay shirweynihii kaluumaysiga Soomaaliya

Shirkadda Isgaarsiinta Golis telecom Somalia oo ka duulaysa muhiimadda kaluumaysiga iyo keyraadka badeheennu u leeyihiin bulshada ayaa ka qayb qaadatay dhaqaalena ku bixisay qabsoomidda shirw…………..

29 Apr 2019

Shirkadda Golis oo ka qayb gashay shirka teknoloojiyadda Puntland oo garoowe ka dhacay

Shirkadda isgaarsiinta Golis Telecom Somalia ayaa dowr muhiim ah ka qaadatay shirka teknoloojiyadda Puntland oo labo maalmood ka socday magaalada Garoowe…….

20 Apr 2019

Shirkadda Golis oo xarigga Fiber Optic toos u gaynaysa guryaha iyo xarumaha shaqo

Shirkadda Telecom ayaa bilawday in xarigga xambaara internetka xawaaraha sare leh ee Fiber Optic si toos ah loo gaarsiiyo guryaha, shirkadaha, Hayadaha iyo cid walba………….

30 Mar 2019

Ogaysiis labo boos shaqo oo ka banaan Shirkadda Isgaarsiinta Golis

Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom Somalia waxay raadinaysaa labo shaqaale oo buuxiya labada Boos ee kala ah Network Administrator iyo Database Administrator

26 Jan 2019

Shirkadda Golis oo ka qayb qaadatay xafladda qalin jabinta jaamacadda Bada Cas

Shirkadda isgaarsiinta Golis oo la qaybsatay farxadda qalin-jabinta ardayda jaamacadda Bada Cas ee soo afmeertay darajada 1aad ee………..

25 Dec 2018

Ogaysiis Boos ka banaan waaxda Engineering-ka shirkadda Golis

Waxaa lala socodsiinayaa dhammaan cidii danaynaysa in boos ah Engineer (Network Operation Center) uu ka banaanyahay waaxda Engineering-ka shirkadda Golis

18 Dec 2018

Ogaysiis Labo boos oo ah Internal Auditor ayaa ka bannaan Golis

Golis Telecom is looking for an experienced Internal Auditor to Audit Legal Compliance, Documentation Skills, Attention to Detail, Reporting Research Results,

19 Nov 2018

Shaqo ka bannaan Golis Baargaal: Salesman (iibiye)

Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV)..

30 Sep 2018

Archives