Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

KUMEE (MCN)

Adeegga Kumee  MCN(Missed Call Notification)

Adeegga MCN ka wuxuu macmiilka u qabanayaa wicitaannada soo waca intii uu dansanaa ama uu ka maqan  yahay goobta Adeegga  ka kaddibna wuxuu u soo dirayaa farriin eey ku jirto numbarradii  soo wacay iyo waqtigii ay soo waceen.

 

Qaabka  loo istimaalo adeegga Kumee ?

 

Si wax looga beddelo Adeegga Kumee.

Adeegga Kumee waxaa wax looga beddeli karaa laba siyaabood midkood : –

 

Faa’iidooyinka uu lee yahay Adeegga Kumee

Adeegga kumee waa adeeg aad iyo aad u faa’iido badan faa’iidooyinkiisana waxaa ka mid ah wuxuu kuu sahalayaa mobile-kaaga oo dansan ama goobta adeegga ka maqan inaad ogaatid nambarradii ku soo wacay iyo waliba waqtigii ay ku soo waceen kuuna sahalaya inaad dib ula hadashid nambarradii ku soo wacay ee aad is weydeen xilligaas.

 

Gunaanad

Adeegga Kumee waa Adeegg caqli badan, xalliyeyna dhib badan oo macmiishu kala kulmi jirtay nambarrada soo waca, marka uu nambarkoodu dansan yahay ama uu goobta adeegga ka maqan yahay.

Archives