English / Somalia Home Sitemap Mail
 
 
 
About Us Xarumaheena Services News Our Partners Careers Contact Us
 
 
 
Quick Links
- Baro Golis
- Xarumaheena
- Adeegayaga
- News
- Saaxiibadayada
- Xirfadaha
- Nagalaxiriir
 
 

Golis oo soo bandhigtay Adeeg cusub oo loogu magac daray "XOGMAAL"

Shirkadda Golis oo ah shirkaddii ugu horeysay ee Gobolada Puntland ka hirgalisa adeega Mobile-ka ayaa mar walba u tagneyd horumarinta adeega isgaarsiineed ee ay umadda u hayso. Si himiladaas looga dhabeeyo Shirkaddu waxay xoogeeda isku geysay inay istimaasho qalabka ugu casrisan ee caalamka laga isticmaalo taasoo ay wada shaqeyn xaga farsamada ah ay kala leedahay Golis Shirkadaha sida weyn loogu ixtiraamo tayadooda qalab ee Asia, Europe iyo America intaba.              more>>

 

 
 
 
  Copyright © 2006 Golis. All rights reserved.