English / Somalia Home Sitemap Mail
 
 
 
 
About Us Xarumaheena Services News Our Partners Careers Contact Us
 
 
 
 
- Maxaa Golis ugu biireys
- Hab dhaqankayaga
- Shaqooyinka banaan
Home > Xirfadaha
 
Maxay shaqaaluhu Golis ku dooranayaan?

Himilada shaqaale ee Golis:
In kor loo qaado raasimaalka aadane, kaas oo ka dhigaya shirkada mid buuxisa heerarka caalamiga ah, midaas oo kor u qaadaysa danaha dhamaan dhinacyada aay khuseyso”

Ujeedooyinka kheyraadka aadaha ee Golis:

  • In la astaanto, hormariyo islamarkaana la daryeelo keydka shaqaale, kaas oo horseedaya hab-dhaqan ku qotoma macaamiisha, xilgudasho sare.
  • In la abuuro Lana fuliyo siyaasadaha shaqo-shaqaale iyo nidaamyada horseeda guuleysiga.
  • In la xagsado xirfadlayaasha iyadoo la hormarinayo sumcada shirkada islamarkaana shaqaalaha la qancinayo Lana kasbanayo daacadnimadooda.
  • In la raaco siyaasad mujtamaca saaxiib la ah.
 
   
 
 
   
  Copyright © 2006 Golis. All rights reserved.