Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

Adeegga Xalliye

Adeegga Xalliye waa adeeg casri ah oo macaamiisha shirkadda u fududaynaaya in ay si sahlan u isticmaalaan adeegyada shirkadda Golis, kuna xallistaan cilladaha ku yimaada, isla markaana ay ku ogaadaan adeegyada shirkadda sida loo furto,laysaga xiro iyo qiimaha adeeg walba,sidoo kale waxa ay ku bixin karaan biilasha shirkadda Golis ee lagaga leeyahay Mobile postpaid-ka,korontada,internet-ka,ilahadal, iyo Land line-ka .

Si aad u isticmaasho adeeggan garaac *818#, waxa uu ku weydiin Password ugu horeeya geli 1234 kadibna samayso password cusub oo ka kooban Afar number.

Archives