Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

Adeegga Waa’ikan

Adeegga Waa’ikan waxa uu macmiilka u sahlaya inuu ogaado qofkii uu wacay ee uu markaa ka dansanaa telefoonka ama aan la heli Karin,  waxa uu fariin u soo diraaya waqtiga uu daartay ama uu goobta adeegga  ku soo laabto.

Si aad u isticmaasho adeeggan garaac *185*90xxxxxxx# .

Adeeggan  khidmadiisu waa $0.01 halkii number aad u baahato.

Archives