Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

Adeegga Landline

Shirkadda Isgaarsiinta Golis waxaad ka heli kartaa Landline kaasoo loo isticmaali karo guryaha,xafiisyada,goobaha ganacsiga hay’adha dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Landline-ka Golis sidoo kale waxaad ka heli kartaa xaraarada Adsl-ka ee loo istcmaali karo adeegga internet-ka iyo adeegyo badan oo kamid ah adeegyada dheeriga ah ee shirkadda sida Baaq iyo Hoodo.

Archives