Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

Adeegga Kunaso

Adeegga Kunaso

Adeeggani Wuxuu Badaley Ringtoon-ki Ama Dhawaaqi Dhicitaanku Lahaa, Wuxuuna K Badaley Cod Macaan Ama Micna Xambaarsan

Adeeggani Waxuu Ka Kooban Yahay Si Guud Cod Dhagahu Jeclaystaan Sida : Ducooyinka , Qasaaida Nabi Amaanka Ah , Gabay ,Geeraar ,Shirib ,Buraanbur ,Anashiid Iyo Tiraab Ku Mugweyn Afkeena Hooyo .

Isdiiwan Galinta Adeegaan Waa Free

Adeegaan KHIDMADIISA WAA Bille, Qiimuhuna Waa $ 0.5

Si aad isu diiwaan galiso garaac 155 kadib taabo number 1

Si aad u isticmaasho adeeggaan garaac 155

Si aad isaga xirto addggaan garaac 155à 2

 

ADEEGGA KUNASO PLUS

Adeegga kunaso Plus waxa uu macaamiisha u sahlaaya inay ku xayeysiistaan  ganacsigooda,

Waxaa  looga baahanyahay macmiilka inuu soo samaysto cd xayeysiin ah oo aan ka badnayn 40Ilbiriqsi, waxa ay soo gudbinayaan warqad codsi ah iyo liiska shaqaalahooda oo saxiixan , wax khidmad ah malaha adeeggani

Archives