Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

ADEEGGA ILA-WADAAG ( COLLECT CALL)

Shirkadda Golis macaamiisheeda GSM prepaidka isticmaasha waxaa loogu tala galay in aysan marnaba iswaayin, meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan waqtiyada ay ka dhammaato lacagta prepaidka ah ee ugu jirta, waxaa loo sahlay inay ku wacaan macaamiisha ay la xiriirayaan adeegga Ila-wadaag

Waa Maxay Adeega Ila-Wadaag (Collect Call/Reverse Charge Call)?

Sidee buu ku shaqeeyaa?

Adeegu wuxuu kaloo ku saamaxayaa inaad laba liisto samayso, liiska Cad (White list) iyo liiska Madow (black list) lambarka  aad ku darto liiska cad toos ayuu u xidhiidhinaya iyadoo aanu adeegu ku waydiinayn wax ogolaasho ah,mar danbe  wuxuu keenayaa in ay hawshu fududaato halkii aad mar walba lambar kow u taaban lahayd, Liiska cad wuxuu aad u anfacayaa qofkii doonayaa waalidkiisa, xaaskiisaciyaalkiisa ama cid kasta oo ay dano wadaag yihiin in ay isla markiiba la soo hadlaan isagoo aan taaban lambar kow markay  ILA-WADAAG kula soo hadlaan

Shuruuudaha

Archives