Call us: +252-05-822095

Golis Magazine

Our facebook page

Adeegga Baaq

BAAQ (MY SMS)  waa barnaamij casri ah oo macaamiisha, gaar ahaan ganacsatada, goobaha waxbarashada iyo hay’addaha u fududaynaya in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan farriimo mar kaliya, iyaga oo isticmaalaya hab casri ah (web interface). Qiimaha adeeggani waa halkii farriin ahi waa $0.02

Faa’iidooynka adeegga BAAQ (MYSMS)

  1. Si fudud ayaad u isticmaali kartaa
  2. Magaca meheradda ayay farriintu ku baxaysaa
  3. Macaamiil badan ayaad mar kaliya u diri kartaa farriinta
  4. Macmiil kaliya ayaad u diri kartaa
  5. Farriimaha joogtada ah meel gaar ah ayaad ku kaydsan kartaa, sida ‘CIID MUBAARAK’
  6. Si fudud ayaad u ogaan kartaa farriintii aad dirtay in ay gaadhay ciddii aad u dirtay
  7. Waxaad u isticmaali kartaa Suuq-geyn (Marketing)
  8. Waxaa kale oo aad u isticmaali kartaa daryeelka macaamiisha (Customer Service/Care).

Tallaabooyinka Isticmaalka DHAMBAAL (MYSMS)

  1. Booqo xarumaha Iibka Golis
  2. Buuxi Foomka Codsiga
  3. Bixi $20 (labaatan dollar) oo diwaangelin ah
  4. Ku shubo ugu yaraan $10 (toban dollar) oo u dhiganta 500 (shan boqol) oo farriimood (SMS)

My sms waa barnaamij casri ah oo macaamiisha, gaar ahaan ganacsatada, goobaha waxbarashada iyo hay’addaha u fududaynaya in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan farriimo mar kaliya, iyaga oo isticmaalaya hab casri ah (web interface). Qiimaha adeeggani waa $0.02 dhambaalkiiba (per message/hit).

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah adeega BAAQ (MYSMS), fadlan booqo website-ka Golis.com

Archives