English / Somalia Home Sitemap Mail
 
 
 
 
About Us Xarumaheena Services News Our Partners Careers Contact Us
 
 
 
 
- Shirkada Golis
- Ujeedada iyo Himilada shirkada
- Gudiga Maamulka Sare
- Gudiga Fulinta
Home > Ujeedada iyo Himilada shirkada
 
Himilo
Si aay ugu badbaado duruufaha ganacsiga isgaarsiinta oo ku caanbaxay mid hulaaban khataro badan iyo tartan rubada la isku jaro, waxaa khasab noqonaysa in shirkadu leedahay himilo cad,taasoo gacan ka gaysata in go,aano macno sameeya la gaaro, islamarkaana kor u bila niyada iyo mooralka shaqaalaha.

himilada golis waxay ku qotontaa aragti ah “ helintaanka adeega isgaarsiineed oo ku kaca qiime la kari karo waa xaq uu muteystay qof kasta” Himiladayadu waxay nagu dhiirigalinaysaa inan higsano falguuleed shaqo,Himilada Golis waxaa weeye “inay noqoto shirkada ugu wanaagsan ee macaamiisheeda gaarsiisa adeeg isgaarsiineed oo ku kaca qiime jaban kaasoo qayb ka ah shabakad isgaarsiineed oo gaadha dhamaan wadanka somaliya oo dhan”

Ujeedada
Golis shirkad ahaan waxay leedahay ujeedo aay u igman tahay inay xaqiijiso, taas oo si kooban loo sheegi karo “in adeega is-gaarsiineed la gaarsiiyo macaamiisha, iyadoo weliba qiimo la awoodi karo, iyo masaafo qof walba laaci karo, miyi iyo magaaloba”

Ujeedadaasu maahan mid yididiilo ah, ee waa ujeedo si weyn loo dhuuxey, Golis waxay balanqaadeysaa inay ka dhabayso hirgalinta iyo xaqiijinta ujeedadaas”.

 
   
 
 
   
  Copyright © 2006 Golis. All rights reserved.