English / Somalia Home Sitemap Mail
 
 
 
 
About Us Xarumaheena Services News Our Partners Careers Contact Us
 
 
 
 
- Shirkada Golis
- Ujeedada iyo Himilada shirkada
- Gudiga Maamulka Sare
- Gudiga Fulinta
Home > Gudiga Fulinta
 
Gudiga Fulinta
Shirkadu waxay leedahay gudi fulineed oo ka kooban madax waaxeedyada qaybaha kala duwan ee shirkada, kuwaas oo isku ah tiimka fulinta waxaana gudoomiye ka ah maareeyaha guud ee shirkada, gudiga fulintu waxaay masuul ka yihiin maareynta shaqo meelmeedka shirkada iyo fulinta siyaasadaha iyo istiraatiijiadaha aay dejiyaan gudiga sare ee shirkadu. Waxay ku fuliyaan howlahaas si xirfadnimo ah iyagoo masuul ka ah gaarista iyo xaqiijinta ujeedooyinka iyo himilooyinka shirkada.
 
   
 
 
   
  Copyright © 2006 Golis. All rights reserved.