Call us: +252-05-822095

Ogeysiis: Boos bannaan (Mechanic Birta Culus)

05 May 2018

Magaca booska Tirada boosaska La dhajiyey Ugudanbayn
Mechanic birta culus 1 (halboos)  

05-05-2018

 

25-05-2018

Shirkadda isgaarsiinta Golis Telecom waxay raadineysaa hal qof oo mechanic birta culus kumeel gaar ah qaybta fiber project-ga.

Shuruudaha laga doonayo Mechanic birta culus:

  1. Waa inuu wax qori karaa waxna akhrin
  2. Waa inuu leeyahay khibrad mechanic birta
  3. Waa inuu aqoon u leeyahay Matoorada iyo Gaadiidka guud
  4. Waa inuu aqoon u leeyahay system ka hydraulic ga birta
  5. Waa inaan dadiisu kaweynayn 45 sano kana yarayn 25 sano
  6. Waa inuu diyaar u yahay inuu shaqeeyo xilliyo kala duwan iyo goobo kala
  7. Waa in uusan lahayn wax balwad ah ayna ka
  8. Waa inuusan wax denbi ah ka gelin dadka iyo
  9. waa inuu ilaaliyaa sharciyadda u yaal shaqaalaha shirkadda

Waaxda Shaqada & Shaqaalaha

 

Archives