Call us: +252-05-822095

Shan (5) Jago oo ka bannaan Golis Telecom Shaqaale Kumeel gaara (Fiber Project)

20 Sep 2016

Magaca boosaska Tirada boosaska La dhajiyey Ugudanbayn
Wade Cagaf Excavator 5 (Shan boos)  

20-09-2016

 

29-09-2016

Wade Cagaf Baallo/Sheewal 4 (Afar boos)
Mechanic birta culus 1 (hal boos)

Shuruudaha laga doonayo wade cagaf Excavator iyo Baallo/Sheewal:

  1. Waa inuu waxqori karaa waxna akhrin karaa.
  2. Waa inuu leeyahay ugu yaraan 5 sano khibrad shaqo.
  3. Waa inuu kushaqayn karaa jaghamarka ku xiran cagafta Excavator.
  4. Waa inuu wadi karaa kashaqeyn karaa cagafta (Baallo iyo wheel loader)
  5. Waa inuu waxka garanayaan ciladaha kuyimaada qalabka korku xusan ee ay ku shaqeynayaan.

Shuruudaha laga doonayo Mechanic birta culus:

  1. Waa inuu wax qori karaa waxna akhrin karaa.
  2. Waa inuu leeyahay khibrad mechanic birta culus.
  3. Waa inuu aqoon u leeyahay Matoorada iyo Gaadiidka guud ahaaneed.
  4. Waa inuu aqoon u leeyahay haydaloolig birta culus (Hydrolic).

Shuruudaha guud

  1. Waa inuu diyaar u yahay inuu shaqeeyo xilliyo kala duwan iyo goobo kala duwan.
  2. Waa in uusan lahayn wax balwad ah ayna ka muuqataa.
  3. Waa inuusan wax denbi ah ka gelin dadka iyo dalka.
  4. waa inuu ilaaliyaa sharciyadda u yaal shaqaalaha shirkadda Golis.

Waaxda Shaqada & Shaqaalaha

Archives