Call us: +252-05-822095

Shirkadda GOLIS oo soo bandhigtay adeega kulmiye

14 Apr 2014

 

SONY DSCSONY DSC

SONY DSCSONY DSC

Shirkada GOLIS ayaa maanta oo ah isniin bishuna tahay 4-14-2014 soo bandhigtay adeeg cusub oo loogu magac daray adeega KULMIYE adeegaas oo kulminaya 4 adeeg oo ay shirkadu bixiso horena u shaqeen jiray adeegyadaas oo kala ah:

1.adeega my account oo ACCOUNT-gaaga ama SAHAL -kaaga caadiga ah aad ka isticmaali kartid computer-ka adigoo gurigaaga jooga sida inaad lacag ka diri karto dhaq-dhaqaaqaaga (Report) gaaga kala socon kartid.

2. adeega baaq (MySMS) kaa soo kuu suurto galinaya in aad shaqaalahaaga ama dadka aad isku organization ka tihiin inaad u diri karto message hal mar adeega ayaa aad loogaga baahnaa shirkadaha iyo goobaha waxbarashada sida jaamacadaha iyo school-ada

3.adeega prepaid internet oo aad internetka ka isticmaali karto kuna shuban karto inta aad rabtid inaad isticmaasho adeegaas oo aad ay hada u isticmaalaan ardayda bahda saxaafada iyo guud ahaan bulsho weynta.

4.adeega Land Line ka oo asagana aad isticmaali karto si caadi ah asagoo internet kuna kuu joogo sidoo kale telephone kaaga Land line ka ahna ku isticmaali kara adeega ila hadal oo horay u jiray

sidoo kale waxaa ka hadlay xafladaas lagu daah furayay adeega kulmiye masuuliyeenta shirkada GOLIS sida Hoggaanka Xiriirka dadwaynaha faarax xaaji mire, Hoggaanka ganacsiga Cumar ciise maxamed, iyo madaxa suuq geynta shirkada golis c/raxmaan c/laahi jaamac iyo sidoo kale madaxa IT ga golis aadan siciid saalax

adeegyadaas la isu geeyay ayna shirkadu ugu talagashay macaamiisheeda inay ka nastaan safarkii ay u soo gali jireen xarumaha shirkada shirkaduna ay fulinayso siyaasadeheeda cusub oo ah in macmiilka gurigiisa asagoo jooga loo adeego

shirkada golis waxay idin leedahay adeegsi wacan macaamiil

Archives