Call us: +252-05-822095

Joornaal Suudaan ka soo baxa oo ka faaloodey shirkadda Golis

29 Sep 2013

Joornaalka aadka  loo aqristo laguna daabaco luuqadda Carabiga ee  “Al-Aswaaq” ayaa qoraal dheer ka diyaariyey shirkadda Golis,Qoraalkaas ayaa u gudbiyey Joornaalka Xafiiska Xiriirka Dadweynaha ee shirkadda Golis.

 

image004 image006 image002

qoraalkaas wuxuu si qoto dheer uga hadlay shirkadda Golis iyo taarikhdii ay soo martay, iyo adeegyada kala duwan ee shirkadda.

Joornaalka “Al-Aswaaq” wuxuu kaloo si quto dheer uga waramey adeegga lagu magaacabo ” Kaaftoon” oo adeeg casri ah,oo aan ka jirin inta badan Qaaradda Africa.

xafiiska xiriirka dadweynaha ee shirkadda Golis waxaa u qorshaysan in qoraalo noocaas oo kale u ku qoro wargeeysyada aadka loo aqristo ee ka jira gobolka geeska Africa iyo carabtaba.

Archives