Call us: +252-05-822095

Ramadaan Kariim

11 Jul 2013

 

maareeyahay shirkadda Golis wuxuu umadda islaamka  -meel kastaa ha joogtee-  leeyahay “Ramadaan Karriim”  macaamiisha shirkaddana wuxuu si gaar ah u leeyahay Ramadaan Kariim, ilaahey sanadkaan sanadka xiga hana gaarsiiyo anagoo caafimaad qabna.

Maareeyaha shirkadda wuxuu sidoo kale u rajeynayaa dhammaan macaamiisha shirkadda cibaado suuban.

رمضان كريم، وكل عام وانتم بألف خير، تقبل الله منا عباداته وقيامه، وشكراً

 

 

Archives