Call us: +252-05-822095

War Saxaafadeed

07 Dec 2012

Waxaan dhamaan ogeysiinaynaa macaamiisha qiimaha leh in shirkada ay samaysatay website casri ah oo cusub. Websiteka ayaan waxaan macaamiisha ugu soo bandhigaynaa hadba wixii shirkada ku cusub, wixii akhbaar ah, wixii macluumaad ah, wixii qiima dhimis ah iyo wixii adeeg cusub ah oo soo kordha.

Waxaan macaamiisha ka codsanaynaa inay shirkada kala socdaan websiteka ayna booqdaan si ay markaa uga faa’iidaystaan wixii qiima dhimis ah oo mararka qaarkood ku khaas ah in qofka ka soo codsada ama ka arka websiteka oo keliya helayo..

waad mahdsantihiin.

 

s/c

Shirkada Golis

Xafiiska Suuq geynta.

 

Archives